Wasiiro xilka laga qaaday & kuwo cusub oo lagu bedelay
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa xilalka ka qaaday Mudane Jaamac Xuseen Xaashi Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska iyo...