Waxaa soo baxaya xogo cusub oo la xiriira Ku dhawaad 500 askari oo Turki ah Axadii ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho, ciidankaan ayaa...
Taliyihii hore ee ciidanka ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa caawa lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Galgaduud. Sadde Daahir Caanood Gulaafe ayaa waxaa dilay...
Xisbullah ayaa ka Tacsiyadaysay geerida Baaderiga Pope Francis oo ah hogaamiyaha mad’habka katoliga iyadoo ku amaantay baaqiisii ​​wadahadalka diimaha nabad ku wada noolaanshaha Bayaan ay...
Maalmihii u dambeeyay, diyaaradaha dagaalka ee Britain iyo Jarmalka ayaa hawada ku qabtay diyaarado Ruush ah oo dul marayay Badda Baltiga, meel u dhow hawada...