Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiis lala galay Somalia
Baarlamaanka Azerbaijan (Milli Majlis) ayaa meel mariyey heshiiska iskaashiga ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan ee ku saabsan difaaca iyo warshadaha...