Dhacdooyin ay tahay in aad ogaatid : isbeddelada ka dhacaya dalal Soomaaliya ku jirto
Madaxweynaha Ruushka Putin, wuxuu soo gabagabeeyay heshiiska istaraatijiga ah ee iskaashiga dhammeystiran oo Ruushka uu la galay Iran, iyadoo shalay uu si rasmi ah qallinka...