Mareykanka ayaa caawa qaaday 13 duqeyn cirka ah oo si isdaba joog ah uga dhacay dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada istiraatiijiga ah ee Xudeyda,...
Iran iyo Mareykanka ayaa dhammeystiray wareegii labaad ee wadahadallada aan tooska ahayn ee ku saabsan barnaamijka nukliyeerka Iran, waxaana la qorsheynayaa wareeg saddexaad oo wadahadal...
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad-joojin hal maalin ah ee dagaalka Ukraine oo ku eg saqda dhexe ee habeen dambe Waxaa uu sheegay...
Xoogaga Al-shabaab ee maalmo ka hor dib ula wareegay degmada Aadan yabaal ee gobolka Sh/dhexe ayaa la soo sheegayaa iney halkaas ka bilabeen falal aar...
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maalinta berri ah ama maalmaha xiga ay soo gaaraan 1,200 oo askari oo ka tirsan ciidanka milateriga Turkiga. Sida...
Markab shidaal oo ay leedahay shirkad Turkiga laga leeyahay ayaa ku sugnaa dekedii Yemen ee la la beegsaday duqeyn Maraykanku qaaday Ilo-wareedyo ka tirsan Wasaaradda...
Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa inta badan lagu eedeeyaa in dalalka xasaradaha ka jiraan uu ka abuuro khilaafaad siyaasadeed iyo khalalaaso, waxa uuna dalalkaasi ka dhisaa...
Khubarrada hawada, ayaa dalalka Kenya iyo Tanzania uga digay suurto-galnimada iyo in burburka gantaal hawada sare uu kusoo dhaco meelaha qaar ee katirsan labadan dal....