NEWS Nin labo mar isku diiwaangeliyay doorashada oo Muqdisho lagu qabtayCabdi CadeApril 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 20250 Ciidamada booliiska gobolka Banaadir, ayaa maanta xabsiga dhigay nin dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in labo mar isku diiwaangeliyay doorashada galaha deegaanka ee la filayo... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo kulan muhiim ah la qaatay Ra’isul Wasaare horeCabdi CadeApril 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo shaaciyay in DFS dagaal qaawan kusoo qaadayCabdi CadeApril 20, 2025April 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 2025April 20, 20250 Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo khudbad dheer ka jeediyay furitaanka fadhiga golaha guurtida maamulka Somaliland, ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya iyo dagaal... Read more
NEWS Duqa Muqdisho oo booqday askar Aadan Yabaal kusoo dhaawacantay (Sawirro)Cabdi CadeApril 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 20250 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ,ayaa deeq daawooyin ah ku wareejiyay maamulka Isbitaalka ciidanka Xoogga, asigoona booqday dhaawacyada qaar... Read more
NEWS Xagee ka timid Burburka xilligan gaaraya milatariga Soomaaliya ?Cabdi CadeApril 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 20250 Ciidanka xoogga dalka, ayaa muddo dheer dagaal kula jira kooxda AS , howlgallada socday 18-kii sanno ee u dambeysay , waxay ciidanku ku gaareen inay... Read more
NEWS Tallaabooyin uu qaaday Madaxweyne Trump oo dibadbaxyo dhaliyayCabdi CadeApril 20, 2025April 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 2025April 20, 20250 Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka waa weyn guud ahaan dalka Mareykanka maalintii shalay oo Sabti aheyd, si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay... Read more
NEWS Shaki la galiyay Caafimaadka maskaxeed ee madaxweyne DeniCabdi CadeApril 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 20250 Siyaasi Maxamuud Shiddo oo wareysi bixiyay ayaa calaamad su’aal saaray caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ay mar saaxiibow dhaw ahaayeen, balse haatan... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo arrimo muhiim ah kala hadlay Etienne PeterschmittCabdi CadeApril 20, 2025April 20, 2025 by Cabdi CadeApril 20, 2025April 20, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee xagga Cuntada iyo Beeraha (FAO) Mr. Etienne Peterschmitt... Read more
NEWS Xeelada Al shabaab u fududeysay qabashada Aadan yabaal & su’aalo taaganCaydiid AliApril 19, 2025April 19, 2025 by Caydiid AliApril 19, 2025April 19, 20250 Dagaal u dhexeeya ciidamada DF iyo al shabaab ayaa caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilowday... Read more
NEWS Dagaal & qaraxyo caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyahaCaydiid AliApril 19, 2025 by Caydiid AliApril 19, 20250 Dagaal u dhexeeya ciidamada DF iyo al shabaab ayaa caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilowday... Read more