Tiro hoobiyaal ah , ayaa goordhaw lagu soo garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa ayna hoobiyaasha qaar ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw Villa Soomaaliya, kuwaa...
Amiir Khalid bin Salman Al Saud, Wasiirka Difaaca Sacuudiga, ayaa fariin uu ka siday Boqorka dalkiisa Boqor Salmaan Bin C/casiis u geeyay Ayatullah Ali Khamenei,...
Toddobaadyo ka hor waxaa la sheegay Jen. Al-Sadiq Ismail – ergeyga gaarka ah ee taliyaha ciidamada Suudaan, Cabdifatax Al-Burhan , inuu si qarsoodi ah ku...
Somaliland ayaa sheegtay in sii deynta maxabiista ay ku qabteen dagaalkii Laascaanood ay mar walba raaci doonaan hab-raacyo isla markana ay horey qaar ka mid...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa ku eedeysay shirkadda Shiinaha ee Chang Guang Technology oo ku takhasustay tiknolojiyadda dayax-gacmeedyada inay si toos ah gacan u...
Mareykanka, ayaa xalay saq-dhexe duqeyn culus ka gaystay Bar-tilmaameed kooban oo ku yaalla gudaha dekedda wayn ee Raas Ciisa ee ku taalla Galbeedka Gobolka Al-Xudeyda...