Wararka ka imaanaya gobolka Shabeeaha Dhaxe, ayaa sheegaya in xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab xalay ku geeriyoodeen qaraxyo nuuca miinada ah oo ay diyaarinayeen, kaddib...
Tiro hoobiyaal ah , ayaa goordhaw lagu soo garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa ayna hoobiyaasha qaar ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw Villa Soomaaliya, kuwaa...
Amiir Khalid bin Salman Al Saud, Wasiirka Difaaca Sacuudiga, ayaa fariin uu ka siday Boqorka dalkiisa Boqor Salmaan Bin C/casiis u geeyay Ayatullah Ali Khamenei,...
Toddobaadyo ka hor waxaa la sheegay Jen. Al-Sadiq Ismail – ergeyga gaarka ah ee taliyaha ciidamada Suudaan, Cabdifatax Al-Burhan , inuu si qarsoodi ah ku...
Somaliland ayaa sheegtay in sii deynta maxabiista ay ku qabteen dagaalkii Laascaanood ay mar walba raaci doonaan hab-raacyo isla markana ay horey qaar ka mid...