Saraakiisha heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha ee DF ayaa garoonka ku Aadan Cabdulle ku xanibay nin caanka ah baraha bulshada oo la baxay Wasiirka Cadaalada Social...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gebagabeeyey safarkii taariikhiga ahaa ee afartii maalmood ee la soo dhaafay uu...
Waxaa saakay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shingaani si rasmi ah uga bilaabatay is-diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada golaha deegaanka ee la filayo in magaalada Mqdisho ka...