Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda...
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne...
Dowladaha Mareykanka iyo Iran, ayaa isbuuca soo socda wadahadal si weyn loo sugayo ka yeelanaya barnaamijka Nukliyeerka Iran, waxaana wadahadalka labada dhinac u dhaxeeya mid...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ayaa maanta si guul leh u fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka...
Iran, waxay berri soo bandhigi doontaa horumarka ay ka gaartay tiknoolajiyadda Nukliyeerka, sida ay wakaaladda wararka Iran ee Mehr, ka soo xigatay madaxa ururka tamarta...
Fahad Yaasiin, Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Laanta Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa si kulul u dhaliilay xaaladda adag ee maanta ku sugan yihiin Ciidanka...