Maamulka sare ee Boqortooyada Sacuuduga, ayaa si KMG ah u hakiyay in viisooyinka cumrada, ganacsiga iyo booqashada qoysaska xilligan la siiyo dadka kasoo jeeda 14...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka, ayaa lagu soo waramayaa in saakay howlgal ka fuliyeen gudaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka...
Maxkamad ku taalla Ismaamulka Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa Waaxda Baaritaannada Dembiyada u oggolaatay in lasoo saaro meydka Gacala Cabdi Aadan oo 17...
Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft ayaa qabsatay Internet-ka, kaddib markii ay ka dhex istaagtay munaasabadda sannad-guurradii 50-aad...
Al-Qassam, garabka milatari ee Xamaas, ayaa sheegtay in ay weerar gantaallo ah ku qaadday Magaalada Ashdod ee ka tirsan Dhulka ay Israel heysato si ay...