Waxaa la filayaa in dhawaan in dib u furmo kulamada xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ku jiray fasaxa bishii Ramadaan iyo sidoo...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay, ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ay ku wajahan yihiin magaalada...
Qatar oo ah xulafada khaliijka ee Turkiga ayaa maanta qeyb ka ahayd dhoolatus ay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, Giriiga, Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta ku sameeyeen...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo  kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka ay si wadajir ah u fuliyeen howlgal duqeyn ah oo ka dhan...
Diyaarada Salaam Air duulimaadkeedii maanta ee u socdey Magaalada Nairobi, Kenya ayaa rakaabkii diyaarada oo waqtigii ay bixi lahaayeen markii horeba laga daahiyay waxaa mar...