Ciidanka nabadsugidda ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed , ayaa maanta soo bandhigay dhallinyaro katirsanaa Al Shabaab oo kasoo goostay...
Waxaa goordhaw shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, diyaarad la sheegay in ay leedahay hay’adda Qaramada Midoobya, xilliga ay diyaarada shilka...
Nin feeryahan ah oo u dhashay dalka Nageria, ayaa geeriyooday xilli uu ka qeyb galayay ciyaar feer toos ah, waxaana goobta uu ku geeriyooday feeryahankan...
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka...
Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa gantaal u adeegsaday in ay soo ridaan diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee dowladda Mareykanka u adeegsato howlaha basaaska, waxaana diyaaradan...
Xamaas oo ku gacan sayrtay hindiso ay soo jeedisay Israa’iil Faahfaahin cusub oo ku saabsan soo jeedinta Israa’iil ee wadaxaajoodyada heshiiska maxaabiista: Maalinta koowaad ee...