Jeneraal Hemedti oo guul darro weyn qirtay hanjabaad cusubna soo diray
Taliyaha ciidanka gurmadka degdegga ee loo yaqaan RSF Jeneraal  Maxamed Xamdaan Daagalo (Hemedti), ayaa qirtay in ciidankiisa ku guuldareesteen in ay sii joogaan magaalada Khartuum...