NEWS NISA oo war kasoo saartay howlgal lagu dilay xubno badan oo Shabaab ahCabdi CadeMarch 29, 2025 by Cabdi CadeMarch 29, 20250 Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA iyo ciidanka xoogga Dalka oo iskaashanaya, ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa kooxda... Read more
NEWS Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Barnaamijka SSATPCabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 20250 Tallaabadan ayaa ah mid muujinaysa sida Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ay uga go’an tahay in ay casriyeyso Tiknology-yadda Gaadiidkeeda, Duulista Rayidka... Read more
NEWS Kulan xasaasi ah oo looga hadlayay dagaalka Al Shabaab oo ka dhacay MuqdishoCabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 20250 Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Akadamiyadda Jeneraal Kaahiye... Read more
NEWS Cidi uma maqna, Ceelna uma qodna, (Qiso xanuun badan)Caydiid AliMarch 28, 2025March 28, 2025 by Caydiid AliMarch 28, 2025March 28, 20250 Marxaladaha Nolosha bani’aadamka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduunyadiisa iyo maalinta dambe ee qiyaamaha. Maxaad... Read more
NEWS Jeneraal Al Burhaan oo kulan xasaasi la qaatay Maxamed Bin SalmanCabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 20250 Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga . Maxamed Bin Salmaan, ayaa qasriga Al-Safa ee Makka ku qaabilay Taliyaha milateriga Suudaan ahna madaxa golaha ku meel gaadhka ah ee... Read more
NEWS Baasaboorada ajaaniib ka soo kala jeedda 11 dal oo laga helay CalmiskaadCabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 20250 Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo gaarey goobihii 26-kii March lagu duqeeyey kooxda Daacish ayaa gacanta ku dhigay macluumaad badan oo ku saabsan xubnaha ajaaniibta ah... Read more
NEWS Fahad Yaasiin oo codsi xasaasi ah u diray Madaxweyne Xasan SheekhCabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 2025March 28, 20250 Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya , Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal uu soo saaray ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud... Read more
NEWS Maraykanka oo Fiisaha kala laabtay in ka badan 300 oo arday ajnabi ahCabdi CadeMarch 28, 2025 by Cabdi CadeMarch 28, 20250 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sheegay in Maraykanku uu xannibay dal-ku-galyada ugu yaraan 300 arday oo ajnabi ah. Waa tallaabo qayb ka... Read more
NEWS Dhulgariir xoogan oo ku dhuftay dalalka Myanmar & Thailand (Sawirro)Caydiid AliMarch 28, 2025 by Caydiid AliMarch 28, 20250 Dhul gariirka cabirkiisu uu gaarayo 7.7 ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Myanmar, iyadoo gariirkiisa laga dareemay Shiinaha iyo Thailand, waxaana muuqaalo baraha bulshada la soo... Read more
NEWS Sambaloolshe oo arrin culus ka dalbaday odayaasha gobolka HiiraanCaydiid AliMarch 28, 2025 by Caydiid AliMarch 28, 20250 Agaasimaha Hey’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) C/llaahi Maxamed Sanbaloolshe iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar ayaa maanta shir muhiim ah kula yeeshay degmada... Read more