Diyaaradaha T129 ATAK waa diyaarado siyaabo kala duwan u dagaallama iyagoo loogu talogalay in ay si dhow u taageeraan ciidamada iyo howlgalada sahanka. Diyaaradahan waxay...
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi, ayaa maanta khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay...
Dayuurado dagaal aya caawa gantaalo culus ku garaacay xoogag taabacsan kooxda Daacish oo ku sugnaa qeybo ka mid ah Buuraha Calmiskaat ee gobolka Bari Hawlgalka...
Wasiirka Waxbarashada Itoobiya wuxuu qirtay in ku dhawaad 8 million arday ah ay ka tageen waxbarashadii ay wateen, gaar ahaan gobolka Amxaaradu deggan tahay iyo...
Maxakamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida , ayaa xukun dil ah ku riday dable Xuseen Xasan Maxamuud (Macda) oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada...