Villa Somalia oo War ka soo saartay kulankii Xassan Shiikh & Erdogan
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip...