Dagaal culus oo saacado badan qaatay ayaa xalay ilaa saaka ka socda buuraha Xabley ee degmada Ufayn ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas...
Madaxweynaha Somaliland Muddane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray cisbitaal casri ah oo laga dhisay Degmadda Dacar-budhuq. Ugu horeyn...
Haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha rasmiga ah ee Wasaarada haweenka & horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumada Somalia ayaa si cadaalad daro & musuq ah looga saaray...
Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada Somalia Faarax Shiikh C/qaadir ayaa ku goodiyey inuu hawada ka saari doono shabakada Allbanaadir Online ka dib...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Abdelatty ayaa magaalada Qaahira ku qaabilay dhigiisa Eritrea Osman Saleh. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin...