Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo gaarey goobihii 26-kii March lagu duqeeyey kooxda Daacish ayaa gacanta ku dhigay macluumaad badan oo ku saabsan xubnaha ajaaniibta ah...
War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Turkiga ayaa lagu soo bandhigay arrimaha ay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga Ankara iyo Madaxweynaha...
Wasiirkii Gaashaandhiga Somalia ee 10 cisho ka hor xilka laga qaaday ayaa xalay ka soo muuqday kulankii ay magaalada Ankara ku yeesheen Madaxweynaha Somalia Xassan...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika shixnad milatari oo u muuqda kuwo horey loo soo isticmaalay Qalabka oo ay...