NEWS Fahad Yaasiin oo baaq Xasaasi ah u diray Madaxweyne Xasan SheekhCabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay dedaalada iyo abaabulka dagaal uu... Read more
NEWS Labo Wasiir oo maanta xilka loogu kala wareejiyay MuqdishoCabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 Muqdisho, Sabti, 22, Maarso 2025, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo xariga ka jaray waddo isku xirta Berbera iyo Sheekh (Sawirro)Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku tegay maanta Gobolka Saaxil, ayaa xadhiga ka... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo la kulmay Saraakiil iyo odayaal cabasho qabay (Sawirro)Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa degmada Cadale kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha, waxgaradka, hoggaanka Macawisleyda iyo siyaasiyiinta ka soo... Read more
NEWS Mareykanka oo yeelanaya Diyaarad dagaal oo nuuceeda dunidda lagu arag !Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 20250 Dalka Mareykanka oo hadda hoggaanka u haya dhinaca milatariga iyo hubka casriga , ayaa haddana sameesanaya diyaarado dagaal oo nuucooda aan horey loogu arag dunidda,... Read more
NEWS Ciidanka dagaalka kula jira Al Shabaab oo taageero loo muujiyay (Sawirro)Cabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaayay taageerida iyo garab istaaga Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanada... Read more
NEWS Booliiska Puntland oo ka hadlay dagaalkii Garawe iyo gaari iyo askar la qabtayCabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 War-saxaafadeed kasoo baxay ciidanka Booliska Puntland ,ayaa lagu sheegay in maanta hawlgal qorsheysan ku qabteen gaari bas ah oo horay looga dhacay xafiiska Hanti-dhawrka Guud... Read more
NEWS Dagaal khasaaro kala duwan dhaliyay oo ka dhacay koontaroolka GaroweCabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland , ayaa sheegaya in saakay koontaroolka bari ee Garowe laga soo galo uu ka dhacay iskahorimaad... Read more
NEWS Ninka lixaadkiisa dhameyn haddana dagaalka kula jira Al Shabaab (Sawirro)Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 2025March 22, 20250 Dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ka socda qaar kamid ah gobolada dalka, waxaa qeyb ka ah dad aysan lixaadkooda dhameyn, dad da’... Read more
NEWS Milatariga Sudan oo la wareegay xarumo kale oo muhiim ah oo kuyaalla KhartuumCabdi CadeMarch 22, 2025 by Cabdi CadeMarch 22, 20250 Ciidamada milatariga Sudan , ayaa hormaro waa weyn ka sameenaya dagaalka ay kula jiraan ciidamada gurmadka degdegga ee RSF, waxa ayna ciidamada la wareegeen xarumo... Read more