Xassan Shiikh oo shir xasaasi ah kaga qeyb galay Moqokori (Sawirro)
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan taliyaha Ciidanka Qalabka Sida iyo Taliyaha Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Moqokori kulan furan kula qaatay hogaanka ciidammada...