Wasaaradda Waxbarashada , Hidaha iyo Tacsliinta Soomaaliya, ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhax jiro musuqmaasuq aad u baahsan, waxaana fashilmay mashaariic dan weyn...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u canbaareeyay qaraxii argagixiso ee afaafka hore ee Madaxtooyada laga galo lagula eegtay kolanyada Madaxweynaha...
Dowladda Puntland oo War rasmi ah soo saartay ayaa shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus, Cabdiraxmaan Shirwac Siciid Laahoor, kaasi oo...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa telefoonka ku wada hadlay, wadahadalkaas oo socday ku dhowaad laba saacadood. Intii ay wada hadlayeen...