Tirada dadka ku dhintay duqeymihii cuslaa ee ay xalay Israa’iil ka geysatay Qasa ayaa korortay. Ugu yaraan 400 qof ayaa haatan lagu soo warramayaa inay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay jiidaha hore ee dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, si uu garab-istaag ugu muujiyo mujaahidiinta Ciidamada...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qiimeyn ku sameyneysa khasaaraha ballaaran ee Al Shabaab lagu gaarsiiyay degmada Jilib, kaddib markii ciidamada qalabka sida iyo saaxiibada caalamiga...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha...