Burcad-badeed afduub ka geesatay xeebaha Puntland iyo Midowga Yurub oo ka hadlay
Dabley hubaysan oo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal ka af-duubtay doon kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen....