“Dhiig badan oo Itoobiyaan ayaa lagu shubay. Waxaan kuu sheegayaa in dhiigiisu yahay Itoobiyaan” ayuu si kaftan leh u yiri Amabasadoor Wondomu Asamenew safiirkii Itoobiya...
Sannadihii uu xukunka hayay, Putin waxaa adkayd in la saadaaliyo tallaabooyinka xiga ee uu qaadayo.Waxaa lagu bartay oo ku jirta diiwaanka taariikhda inuu mar kasta...
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta mar kale galay dagaalkii ugu adkaa oo ay Daacish ku difaacanayaan saldhiga ugu weyn ee ay Calmiskaat ku leeyihiin oo...
Meel u dhaw deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Ciidan ka tirsan Al shabaab oo afur u fadhiyey maqribnimadii caawa goob keyn ah waxaa...