Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil ka qaadis ku sameeyay Maxamed Xasan Qoone
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone). Madaxweynaha wuxuu mar...