Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Oo War ka soo saarey dilkii Galabka ka dhacay isgoyska afarta Afarta Jardiino ee magaalada Muqdisho ka dib markii askari ka...
Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada iyo...
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada Jilib...
Dowladda Mareykanka, ayaa si adag u beenisay war uu dhawaan sheegay Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, kaa oo ku aadanaa in safaarada Mareykanka...