Madaxweynihii hore ee Somalia oo dalka Azerbaijan kaga qeyb galay..
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dalka Azerbaijan kaga qeybgalay shir caalami ah oo dirradda lagu saaray arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo...