Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa fadeexad iyo ceeb kala kulmay sawiro uu ku baahiyay boggiisa facebook. Abiy ayaa ku sheegayay boggiisa in horumar fiican...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya...
Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan...
Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta...
Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay aagga deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen maleeshiyaad...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo shalay safar aan horey loo sii shaacin ku tagay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa kulan la qaatay...