Gaadiid dagaal oo Imaaraadka ugu deeqay Puntland oo boosaaso laga soo dejiyay
Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa ugu deeqday maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland gaadiid badan oo nuuca dagaalka ah, gaar ahaan gaadiidka loo yaqaan Cabdi Bilaha ee...