Madaxweyne Guudlaawe oo dagaalka Al Shabaab kala hadlay Alper Aktas
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) , ayaa wadahadal dhinaca telfoonka ah la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire...