Xildhibaan cusub oo goordhaw lagu doortay magaalada Dhuusomareeb
Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Cali Faarax, kaa oo buuxinaya booskii uu banneeyay agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo...