Rasaas goos goos ah ayaa caawa weli laga maqlayaa hotelka Qaahira ee galbeedka Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo muddo 13 saacadood ka badan ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga hor tagey qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka ee...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la soo afjaray weerar saaka waaberigii ay ku qaaday kooxda Al shabaab hotelka Qaahira ee ku yaala galbeedka magaalada...
Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa fadeexad iyo ceeb kala kulmay sawiro uu ku baahiyay boggiisa facebook. Abiy ayaa ku sheegayay boggiisa in horumar fiican...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya...
Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan...
Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta...