Duqa Muqdisho oo la kulmay guddi howl muhiim ah loo xil saaray
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa kulan la qaatay guddiga u xil saaran maareynta iyo dib-u-hagaajinta biyo-qabadyada iyo biyo-mareenada...