Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka...
Hay’adaha ammaanka Ingiriiska ayaa gacanta ku dhigay saddex qof oo u dhashay dalka Bulgaria oo lagu eedeyay inay la shaqeynayeen sirdoonka Ruushka, kuwaasoo la sheegay...
Wararka aan heleyno saakay oo Sabti ah, ayaa sheegaya in xiisad dagaal oo aad u xoogan laga dareemayo jiidda Buqdharkayn ee galbeedka gobolka Sool, halkaas...
Warbaahinta dalka Itoobiya qaarkood, ayaa ku warramay in ciidamo fara badan oo milatariga dalkaasi katirsan soo gaareen meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee...