Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay howlgal lagu dilay Mansoor Timaweyne iyo xubno kale
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay sargaal sare iyo xubno kale oo katirsanaa...