Ciidanka dowladda oo dilay nin kooxda Al Shabaab shaqo muhiim ah u hayay
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October, ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku khaarijiyay nin kooxda Al Shabaab uqaabilsanaa...