DFS oo soo bandhigtay fursado lagu maalgashan karo Shidaalka dalkeena
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa ka qeybgalay carwada 11-aad ee shidaalka waddamada ku bahoobay ururka iskaashiga...