War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, ayey uga hadashay xariga magaalada Garowe loogu geestay macallimiin iyo xubno kale oo lagu tuhmayo in ay taageereen kooxda...
Dowladda Mareykanka ayaa sii kordhineysa cadaadiska ay saareyso dowladda Ukraine, si ay u aqbasho wadahadallo nabadeed ay la yeeshaan dowladda Ruushka ee duullkaanka ku qaaday...
Mareykanka ayaa billaabay wadahadal toos ah oo ay ka maqantahay Israa’iil oo uu la yeelanayo Xamaas , tallaabadan oo waji-gabax ku ah Israa’iil ayaa Mareykanka...