Madaxweyne Cirro ayaa maanta kula kulmay Gurigiisa Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale. Madaxweynaha ayaa labada Madaxweyne ee hore uga horrayn uga...
Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegay inay afar maalmood oo kama dambeys ah siinayaan dhexdhexaadiyayaasha wadahadallada xabbad-joojinta si ay cadaadis ugu saaraan Israel inay fasaxdo gargaarka...
Hay’adda isgaarsiinta Qaranka ayaa war ay soo saartay ku faahfaahisay hoos u dhac laga dareemay maalmihii ugu dambeeyay xawaaraha adeegsiga intenernet ka Soomaaliya, Hay’adda waxay...
Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa ku warrantay wada-hadalkii u horreeyay oo u dhaxeeya Mareykanka iyo ururka Xamaas inuu ka dhacay magaalada Dooxa ee xarunta dalka...
Kuuriyada Waqooyi ayaa shalay daaha ka rogtay wax la rumaysan yahay inuu yahay markabkoodii ugu horreeyay ee tamarta nukliyeerka ah ee istaraatiijiyadeed ee ku socda...