Turkiga wuxuu yimid Soomaaliya muddo laga joogo 14 sanno ka hor , sannad walba oo ka dambeeyay booqashadii u horreysay ee madaxweynaha Turkiga , Recep...
Taliska ciidamada difaaca dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad l, ayaa shaaciyay in ay ilaa lix talis ka saareen...
Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo...
Puntland ayaa si adag u beenisay in Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gargaar bani’aadannimo soo gaarsiisay deegaannadeeda, waxayna ku tilmaantay hay’ad ay...
Degaanka Daaru-Nimca ee gobolka Sh/dhexe oo ay gacanya ku hayaan xoogaga Al shabaab ayaa waxaa ka dhacday caawa duqayn culus oo ay fuliyeen dayuurado dagaal....
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa daah-furay warshadda Sky Win Aeronautics ee soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee rayidka iyo ciidamada oo markii ugu horeysay...