War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, ayey uga hadashay xariga magaalada Garowe loogu geestay macallimiin iyo xubno kale oo lagu tuhmayo in ay taageereen kooxda...
Dowladda Mareykanka ayaa sii kordhineysa cadaadiska ay saareyso dowladda Ukraine, si ay u aqbasho wadahadallo nabadeed ay la yeeshaan dowladda Ruushka ee duullkaanka ku qaaday...
Mareykanka ayaa billaabay wadahadal toos ah oo ay ka maqantahay Israa’iil oo uu la yeelanayo Xamaas , tallaabadan oo waji-gabax ku ah Israa’iil ayaa Mareykanka...
Sida uu daabacay Wall africa journal WAJ diyaaradaha dagaalka ee dowladda Itoobiya ayaa duqaymo lagu beegsaday Al shabaab ka fuliyay gobolka Shabeelada Dhexe Warka ayaa...
Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay...
 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad...