Kursigii Xildhibaannimo uu banneeyay Saadaq Joon oo maanta la doortay
Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, waxaa ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP GSH248, uu banneeyay taliye kuxigeenka ciidanka nabadsugidad Soomaaliya Saadaq Cumar...