Abuu Mansuur oo dowladda Norwey kala hadlay ka hortagga fikirka Xagjirka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la yeeshay ergeyga gaarka ee dowladda Norway u qaabbilsan Soomaaliya Mr Einar...