Kenya, markii wax ka yar toddobaad kaddib ay ku guul-darraysatay loolankii ay ugu jirtay kursiga guddoomiyaha guddiga joogtada ah ee ururka Midowga Afrika, ayaa shalay...
Duqeymo aad u culus ayaa caawa lagu garaacay Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari oo todobaadyadii la soo dhaafay ay ka socdeen dagaalo u dhexeeya ciidamada...
Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado. Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan...
Qiimaha Gaaska cuntada ee magaalada Muqdisho ayaa si lama filaan ah sare ugu kacay mar kaliya, arrintaasoo walaac ku abuurtay qoysas badan xili ay soo...
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bilaabay wada-xaajoodyo farsamo oo ku saabsan sidii loo dhaqangelin lahaa baaqii Ankara, iyadoo wareegii koowaad ee wada-hadallada uu ka dhacay magaalada...