Soomaaliya oo Itoobiya kala wareegtay xil ay horey u heysay
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa noqonaysa hoggaanka Madasha Iskaashiga Wasiirrada Maaliyadda Dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) ,2-da sano ee soo socota oo ka bilaabanaysa...