Duqeymo aad u culus ayaa caawa lagu garaacay Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari oo todobaadyadii la soo dhaafay ay ka socdeen dagaalo u dhexeeya ciidamada...
Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado. Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan...
Qiimaha Gaaska cuntada ee magaalada Muqdisho ayaa si lama filaan ah sare ugu kacay mar kaliya, arrintaasoo walaac ku abuurtay qoysas badan xili ay soo...
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bilaabay wada-xaajoodyo farsamo oo ku saabsan sidii loo dhaqangelin lahaa baaqii Ankara, iyadoo wareegii koowaad ee wada-hadallada uu ka dhacay magaalada...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya dibadda, waxay soo saartay 𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢...
Wadahadalladii Maraykanka iyo Ruushka uga socday magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sacuudiga ayaa la soo gabagabeeyay waxyar ka hor , iyadoo labada dhinac ay sheegeen...