Madaxweyne Cirro oo shan qodob kala hadlay guddoomiyaasha gobolada
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Badhasaabada Gobollada Somaliland, kulankaasi waxa uu ahaa mid is-xog waraysi ah laguna...