Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bilaabay wada-xaajoodyo farsamo oo ku saabsan sidii loo dhaqangelin lahaa baaqii Ankara, iyadoo wareegii koowaad ee wada-hadallada uu ka dhacay magaalada...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya dibadda, waxay soo saartay 𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢...
Wadahadalladii Maraykanka iyo Ruushka uga socday magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sacuudiga ayaa la soo gabagabeeyay waxyar ka hor , iyadoo labada dhinac ay sheegeen...
Xamar waxey soo martay dhiibaatooyin si xooggan u waxyeeleeyey shacabkeeda oo qaar ka mida cabsi amaan oo ay qabaan awgeed uga barakacay ama qaxooti ugu...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya, Danjire Pirkka Tapiola iyo...
War lagu baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgal khasaare geestay laga fuliyay xalay guri kuyaalla degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaas oo...