Netanyahu oo qalqaalo ugu jira in weerar lagu qaado xarumaha Nukliyeerka Iran
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay inuu Netanyahu ku riixayo madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump inuu taageerro weerar militari oo lagu qaado xarumaha Nukliyeerka ee Iran. Israa’iil...